Category: Audio Daily News

Home Audio Daily News
Muqdisho lagu wado in laga soo dejiyo dhalinyaro dhawaan laga soo qabtay xarun tababar oo ay Al-shabaab ku lahaayeen duleedka degmada Balcad
Post

Muqdisho lagu wado in laga soo dejiyo dhalinyaro dhawaan laga soo qabtay xarun tababar oo ay Al-shabaab ku lahaayeen duleedka degmada Balcad

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Muqdisho oo lagu wado in laga soo dejiyo dhalinyaro dhawaan laga soo qabtay xarun tababar oo ay Al-shabaab ku lahaayeen duleedka degmada Balcad ee G/Sh.Dhexe iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Shacab badan oo Soomaaliyeed oo la sheegay inay galaafteen weerarada cirka ee uu Maraykunku la beegsado Al Shabaab
Post

Shacab badan oo Soomaaliyeed oo la sheegay inay galaafteen weerarada cirka ee uu Maraykunku la beegsado Al Shabaab

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mida ah: Tobanaan shacab ah ayaa  ku dhintay n halka kuwo kalena  ay ku dhawacmeen kadib  markii Mareykanku uu kordhiyay Weerarada ka dhanka ah Al-shabaab sida lagu xusay baaris uu sameeeyay Wargeyska the guardian iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyay Telefishinka Universal ayaa ka hadlay Arimaha Soomaaliya
Post

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyay Telefishinka Universal ayaa ka hadlay Arimaha Soomaaliya

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa kamid ah: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyay Telefishinka Universal ayaa ka hadlay Arimaha Soomaaliya ee dhinacyada siyaasadda, ammaanka iyo taageerada dibadda ee Soomaaliya iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer