Category: Talk of the town

Home Talk of the town
Post

Trapped Between Extremist and Extreme Weather, Somalia Braces for Famine

The sea of rag-and-stick tents that spreads in every direction from the hungry, embattled city of Baidoa, in southern Somalia, gives way to sprawling plains controlled by the militants of Al Shabab. Over 165,000 refugees have streamed into Baidoa since early last year, fleeing the ravages of Somalia’s fiercest drought in 40 years. Among them...

Somalia famine to be declared next month, despite years of warning signs
Post

Somalia famine to be declared next month, despite years of warning signs

By Marquise FrancisNational Reporter & Producer, After four consecutive years of drought, parts of Somalia are projected to enter a famine next month, based on new reports about acute food insecurity in the region. Despite warning signs from humanitarian groups for years about the dire situation facing the East African country’s 16 million residents, experts...

Post

Habdhaqanka Cagjar iyo Calaamadaha Munaafaqa

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Bani’aadanimada waxyaabaha burburiya ee la isku raacsanyahay waxaa la sheegaa in ay ka midyihiin siyaasi aan damiir lahayn iyo lacag aan la shaqaysan. Labadan arrimoodba waa kuwo aad uga dhexmuuqda bulshada Soomaaiyeed deegaamadooda kala geddisan. Waxaan haddaba qoraalkan yar ku fiirin doonaa damiirxumada iyo hoggaaminta gurracan ee ninka horjoogaha ka ah...

Post

Maamulka Cagjar Iyo marin-habaabinta Shacabka

Cagjar ma dantiisuu ka dhex arkay dagaalka Tigreega? W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Inkasta oo sida lagu yaqaano maamullada keligood-taliska ah uu Abiy Axmed isu muujinayo in dagaalka uu ku qaaday xilligan deegaanka Tigreega oo ay hore u kala irdhoobeen, uu yahay mid dhammaan shacabka Itoobiya taageersanyahay, laguna muujiyay dibad-baxyo ay dawladdu soo abaabushay, haddana waxaa...

Post

Manifest II

To:  President of the Federal Government of Somalia H.E. Mohamed Abdullahi Farmaajo To:  Special Representative of the UN. Secretary-General for Somalia Amb. James SwanCC: International Communities July 1, 2020It has been thirty years since the first Manifesto was released and published in May 1990, at a time when Somalia was on the cusp of disintegration...

Post

15-ka May 1990: Maalintii Taladu Seegtay Madaxweyne Siyaad

W/Q. Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Waa bartamihii bishii May 1990 iyo Kulliyaddii Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda, jawiga subaxaasi waa uu ka duwan yahay kii maalmihii iyo bilihii la soo dhaafay, dareen ayaa jira, ardaydu labo-labo iyo saddex-saddex ayay si hoose ugu faqayaan, dhawr arday oo aanu fasalka wada dhiganaynay ayaa eheladoodii xabsiga loo dhaadhiciyay, waa...

Post

Cudurka Wuhan Fayras (Wuhan novel coronavirus Infection)

W.Q. Dr Yasiin Cabdi Wuhan coronavirus waa fayras cusub oo ugub ah (a new novel coronavirus, nCov) waxana lagu magacaabi karaa si ku meel gaadh ah “Wuhan novel coronavirus (WN-CoV)” in kastoo WHO (Laanta Caafimaadka Adduunka) ku talisay in la odhan karo 2019-nCoV (n is for novel, CoV is for coronavirus).  Haddaba, si aan wax...

Post

Heritage-Djibouti: Not again, an Empty Wasteful Assembly!

By Abdelkarim A. Haji Hassan I have recently posted a note on social media, critiquing the Heritage’s yearly conference about Somalia held in Djibouti. I have received a tremendous amount of feedback and many urged that I write about my take on such conference. After some research, this sheds light on the said topic. Professional...